(Sawirro) Dibad-baxyo ka socda degmooyin ka tirsan Galmudug oo ay ku jirto Gaalkacyo

Dibad-baxyo lagu taageerayo doorashada Madaxweynaha cusub ee Galmudug ayaa ka socda maanta degaano ka tirsan gobolada dhexe ee Somalia oo hoos taga maamulkaas. Banaanbaxa ugu weyn ayaa ka dhacaya Magaalada Cadaado halkaasoo ay iskugu soo baxeen qeybaha bulshada iyo waxgaradka magaalada oo taageero u muujiyey Madaxweyne Qoor-qoor iyo ku-xigeenkiisa, iyagoo watay boorar lagu sawiray madaxda … Continue reading (Sawirro) Dibad-baxyo ka socda degmooyin ka tirsan Galmudug oo ay ku jirto Gaalkacyo